Ciidamada dowladda oo toogasho ku dilay Nin xalay Bam gacmeed ku weeraray saldhig ciidan

0
48

Arbaco, April, 17, 2019 (HOL)–Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyntii toogasho ku dilay Nin sida la sheegay in xalay Bam gacameed ku weeraray saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Wardhiigley.




SOURCE: Ciidamada dowladda oo toogasho ku dilay Nin xalay Bam gacmeed ku weeraray saldhig ciidan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.