Ciidamada dowladda oo toogtay qof hubeysan oo Askari toogasho ku dilay

0
42

Axad, August, 12, 2018 (HOL)–Wararka Hiiraan Online ka soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in ciidamada dowladda toogasho ku dileen qof hubeysan oo dilay sida ay goobjoogayaal sheegeen askari ka tirsanaa ciidamada dowladda.




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada dowladda oo toogtay qof hubeysan oo Askari toogasho ku dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.