Ciidamada dowladda oo xalay howlgal ka sameeyay qeybo ka mid ah Muqdisho

0
277

Arbaco, Feberaayo, 13, 2019 (HOL)-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu danbeeyayba ku soo badanayeen falalka ka dhanka amniga gaar ahaan dilalka qorsheysan.




SOURCE: Ciidamada dowladda oo xalay howlgal ka sameeyay qeybo ka mid ah Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.