Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka oo howlgal ka fuliyay gobolka Jubbada Hoose

0
142

Talaado, Janaayo, 07, 2020 (HOL)- Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Jubbada hoose waxaa ay sheegeen in ay ku dileen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab




SOURCE: Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka oo howlgal ka fuliyay gobolka Jubbada Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.