Ciidamada Kenya oo toogasho ku diley Saddex ruux

0
50

Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa waxaa ay toogteen Saddex ruux oo laga shakiyey,kuwaas oo ku sugnaa deagaanka Utange, ee magaalada Xeebta ah ee Mombasa. Warbaahinta Kenya qaarkood ayaa waxa ay tebiyaan in raga la dilay uu ku jiray Wiil 17-jir ah,kaas oo la socday 5 Ruux oo Saddex uu ka mid yahay la toogtay. Sarkaal […]




SOURCE: Ciidamada Kenya oo toogasho ku diley Saddex ruux

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.