Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo dib ula wareegay deegaanka Baar-zanguuni

0
161

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo dib ula wareegay deegaanka Baar-zanguuni
Axad, June, 10, 2018 (HOL)–Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ayay maanta u suurogashay in ay dib ula wareegaan gacan ku heynta deegaanka Baar-zanguuni oo ay xalay la wareegeen Al-shabaab kadib duulaan ay halkaasi kusoo qaadeen.

READ MORE : Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo dib ula wareegay deegaanka Baar-zanguuni

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.