Ciidamada xoogga dalka oo sheegay inay qabteen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

0
126

Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa guutada 14-ka Oktoobar ayaa waxa ay Howlgal qorsheysan ka fuliyeen Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellalaha Hoose. Howlgalkan Ciidamada dowlada ay ka sameeyeen gudaha Magaalada Marka ayaa waxa ay ku soo qabteen Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Dagaalamayaasha Al Shabaab,kaasi oo u qaabilsanaa Aasitaanka miinyooyinka ee dhulka. Ciidamada xoogga […]




SOURCE: Ciidamada xoogga dalka oo sheegay inay qabteen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.