Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo laga dalbaday in ay ilaaliyaan xuquuqda aadanaha

0
362

Talaado, August, 14, 2018 (HOL)– Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Cabdi Wali Xuseen ‘Gorod’, ayaa ku amray ciidamada qalabka sida in ay u hogasamaan sharciyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha inta ay socdaan howlgalada militari




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo laga dalbaday in ay ilaaliyaan xuquuqda aadanaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.