Ciidamo Caawa la soo dhoobay Wadooyinka qaar ee Muqdisho

0
143

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa Caawa lagu arkayaa Wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,kuwaas oo mararka qaar abaritaano sameynaya. Ciidamada an ayaa ku sugan Wadada dheer ee Maka-Almukarama,wallow aysan wadada xirin ayaa hadana waxa ay si guud ula soconayaan dhaq dhaqaaqa dadka iyo Gaadiidka intaba. Laamaha amniga Soomaaliya weli wax faah faahin […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamo Caawa la soo dhoobay Wadooyinka qaar ee Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.