Ciidamo hubeysan oo weeraray Guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

0
66

Sida uu BBC u sheegay Dr Siciid Aadan Cadde oo ka mid ah qoyska madaxweynihii ugu horreeyey ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde), “ciidammo Soomaali ah oo si gaar ah u tababaran ayaa soo galay beerta Aadan Cadde ee ku taalla nawaaxiga degmada Janaale laba habeen ka hor, goor habeen-bar ah”. Wuxuu intaa ku […]




SOURCE: Ciidamo hubeysan oo weeraray Guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.