Ciidamo isugu jiray Soomaali iyo Mareykan oo weerar ka fuliyay Sh/Hoose

0
311

Xalay ayaa Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya oo garab ka helaya kuwo Mareykan ah waxa ay weeraeen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay Maamulaan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Ciidamada Mareykanka oo watay Diyaarado ayaa ku degay duleedka degmada awdheegle,iyaga oo qaab lug ah ku galay gudaha Magalada,waxaa agagaarka Saldhiga awdheegle uu dagaal xoogan ku dhexmaray Ciidamada […]




SOURCE: Ciidamo isugu jiray Soomaali iyo Mareykan oo weerar ka fuliyay Sh/Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.