Ciidamo iyo Gaadiid dagaal uu wato Jenaraal Caanood oo gaaray Shalambood

0
479

Abaanudlihii hore ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo dhawaaan xilka laga qaaday Cabdullaahi Cali Caanood oo wata Gaadiid iyo Ciidan farabadan ayaa maanta waxa ay gaareen degmada Shalaanbood ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Jenaraal Caanood oo ay la socdaan Afartameeyo Gaadiidka dagaalka ah oo ay ku jiraan beebayaal ayaa shalay waxaa qarax lagula eegtay agagaarka deegaanka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamo iyo Gaadiid dagaal uu wato Jenaraal Caanood oo gaaray Shalambood

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.