Ciidamo ka tirsan Dowladda oo Maxkamad loo soo taagay isticmaalka maandooriyaha

0
193

Xafiiska Xeer ilaalinta ciidammada Qalabka sida ayaa maxkamadda darajada 1-aad horkeennay caddeymaha dambiyadii lagu soo eedeeyey 18 xubnood oo ka tirsanaa guutada 14- October ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Eedeymaha ay xeer ilaalintu keentay waxaa ka mid ahaa in 18-kaan xubnood ay ku kaceen falal ka hor imaanaya sharuucda ciidanka, sida isticmaalka Balwadda, abaabulka iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamo ka tirsan Dowladda oo Maxkamad loo soo taagay isticmaalka maandooriyaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.