Ciidamo ka tirsan Jabhada ONLF oo Jigjiga lagu soo dhaweeyay

0
43

Arbaco, November, 21, 2018 (HOL) –Waxey u muuqataa in uu dhaqan-galay heshiiskii magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku kala saxiixdeen dowladda Itoobiya iyo Jabhada ONLF, iyadoo maanta magaalada Jigjiga lagu soo dhaweeyay cutubkii ugu horeeyay ciidamo ka tirsan Jabhada oo ka soo kicitimay magaalada Asmara.




SOURCE: Ciidamo ka tirsan Jabhada ONLF oo Jigjiga lagu soo dhaweeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.