Ciidamo Milatari ah oo la wareegay Bartii Canshuuraha Hirshabeelle ee Ceel-Cadde iyo Lacag ay dhaceen

0
214

Ciidamo Milatari ah oo ka howlgala gobalka Sh/dhexe ayaa la wareegay Koontoroolkii lagu qaadi jiray Canshuuraha ee ku yaalay deeganka Ceel-Cadde ee gobalka Sh/dhexe kadib markii ay weerareen ciidamadii fariisinka ku lahaa halkaas ee qaadi jiray Canshuuraha uu qaado maamulka Hir-shabeelle,waxaana la sheegay in halkaas ay dhaceen Lacag aad u fara badan. Bartaan Koontorool ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamo Milatari ah oo la wareegay Bartii Canshuuraha Hirshabeelle ee Ceel-Cadde iyo Lacag ay dhaceen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.