Ciidanka Booliska Somaliland oo ka jawaabay eeddo uu u soo jeediyey Abwaankii shalay la xidhay

0
283

Axad, Janaayo, 13, 2019 (HOL)-Ciidanka Amniga Somaliland ayaa ka jawaabay eedihii uu usoo jeediyey abwaan Cabdiraxmaan Abees oo shalay xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu dhacdo uu ku arkay saldhiga degmada kood buur ee Hargeysa suugaan ka sameeyey.




SOURCE: Ciidanka Booliska Somaliland oo ka jawaabay eeddo uu u soo jeediyey Abwaankii shalay la xidhay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.