Ciidanka Dab-damiska Hargeysa oo badbaadiyey ilmo yar oo lagu riday Musqul

0
46

Arbaco, May, 15,(HOL)–Ciidanka dab-damiska magaaladda Hargeysa ayaa maanta badbaadiyey ilmo yar oo Suuli (Musqul) lagu riday, kaasi oo ay ka soo saareen isagoo nool.




SOURCE: Ciidanka Dab-damiska Hargeysa oo badbaadiyey ilmo yar oo lagu riday Musqul

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.