Ciidanka xoogga dalka oo qaaday isbaarooyin yaallay Gobalka Shabeellaha Hoose

0
43

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gallo lagu qaadayay Jid gooyooyin yiillay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose ka sameeyay Degmada  Afgooye iyo nawaaxigeeda. Howl-galkan oo ay hor kacayeen taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jenaraal, Odowaa Yuusuf Raage iyo Saraakil kale ayaa lagu qaaday Isbaarooyin dhowra oo lagu dhibaateyn jiray Dadka Shacabka ah, […]




SOURCE: Ciidanka xoogga dalka oo qaaday isbaarooyin yaallay Gobalka Shabeellaha Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.