Ciiddanka Ammaanka Kenya oo Heegan buuxa la geliyey, cabsi laga qabo weeraro ka dhaca dalkaasi

0
128

Hay’addaha Kenya u qaabilsan La-dagaalanka kooxaha loogu yeero Argagixisadda ayaa sheegay inay hayaan Warar dhinaca Sirdoonka oo sheegaya in qaar ka mid ah Shaqaalaha Sirdoonka  Iiraan si qarsoodi ah ku soo galeen Bariga Afrika, isla markaana doonayaan inay xoog ku furtaan 2 Eedeysane oo  asalkooda Iiraan yahay oo ku xiran Kenya. Ilo ka tirsan Hay’addaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciiddanka Ammaanka Kenya oo Heegan buuxa la geliyey, cabsi laga qabo weeraro ka dhaca dalkaasi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.