Ciiddanka nabad sugida Puntland oo fashiliyay Qarax dhulka lagu aasay

0
40

Arbaco, December, 18, 2019 (HOL)-Ciiddamada ammaanka Puntland ee magaalada Bosaso, ayaa ku guulaystay inay fashiliyaan Qarax dhulka lagu qariyay oo la doonayay in lagu bartilmaameesado masuuliyiinta iyo saraakiisha ciidanka.




SOURCE: Ciiddanka nabad sugida Puntland oo fashiliyay Qarax dhulka lagu aasay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.