Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida ayaa shalay si rasmi ah uga furmay Magaaladda Minneapolis , ciyaarahaan ayaa waxaa ka qayb galaya 24 kooxood oo ka kala yimi gobolada Maraykanka iyo Canada.
READ MORE FROM THE SOURCE: Ciyaarahii SomaliWeek Minnesota oo shalay ka Furmay Jaamacada St Thomas ee Mag. St Paul.