Culimo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ku baxay Colaada deegaanka Ceel Afweyn

0
115

Deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sool waxaa gaaray qaar ka mid ah culimada ugu caansan deegaanada Maamulka Soomaaliland halkaas oo ay weli ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhaxeysa laba beelood. Culumada halkaasi gaartay ayaa waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir,Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure,Sheekh Cabdullaahi Xasan Xaashi(barbaraawi) Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali’Jowhar’iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Culimo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ku baxay Colaada deegaanka Ceel Afweyn

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.