Cunug Soomaali ah oo Dabaq ka soo dhacay oo ku geeriyooday Maraykanka

0
153

Cunug yar oo hal sanno jir ah ayaa la sheegay inuu shalay ka soo dhacay daaqadda Dabaqa 4-aad ee Dhismo ku yaalla Deegaanka Northview Heights oo u dhow magaalladda Pittsburgh  oo ka tirsan Gobalka Feneslafaaniya ee dalka Maraykanka. Afhayeenka Waaxda Ammaanka Dadweynaha ee magaalladaasi, Chiris Togneri ayaa sheegay inay Saraakiisha Boliska sababta keentay inuu ilmaha yar ka soo dhaca Daaqadda Dabaqa 4-aad ee Dhismahaasi. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Cunug Soomaali ah oo Dabaq ka soo dhacay oo ku geeriyooday Maraykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.