Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi ayaa beenisay warar ay Warbaahintu ku sheegen in 35 Askar Raashiyaan iyo kuwa Suuryaan ah lagu dilay Is-qarxin xalay ka dhacday Gobalka Daraac ee Koonfurta Syria. Wasaaradada Difaaca Raashiya waxay sheegtay inaysan jirin Askar looga dilay Gobalka Daraac iyo guud ahaan gudaha dalkaasi. Kooxda Daacish ayaa sheegatay Is-qarxin xalay lala beegsaday […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Daacish oo sheegatay dilka Askar Raashiyaan iyo Dowladda Raashiya oo beenisay.