DAAFAC BIR AH OO KOOXDA JUVENTUS KA TAGAYA.

0
172

Sida ay daabacayaan qaar kamid ah warbaahinta Arimaha Ciyaaraha wax ka qora daafaca wayn ee kooxda Juventus Stephan Lichtsteiner ayaa waxaa uu aad ugu dhowyahay in ku biiro Naadiga Brussia Dortmund.

Xidigan ayaa waxaa uu kamid yahay xidigaha Sida wayn waayaha Wanaagsan ula qaatay kooxda Marwada Duqda lagu naaneeso.

Categories

Waxaa si wayn loogu xusuustaa in uu tiro 4 jeer ah uu kooxdan kula guulaystay Copa Italia.

30 June ayaa waxaa uu ku egyahay Qandaraaska uu kula jiro kooxdan waxaa uu kasoo muuqday 26 kulan oo Seri A ah.

Waa xidig u dhashay Switzerland aadna ay u wanaagsan tahay xirfadiisa jubada cagta.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.