Daawo:-Hooyo Soomaaliyeed oo dalbatay in la Caawiyo Farmaajo iyo Kheyre

0
106

Istar Cabdi Maxamed waa Hooyo Soomaaliyeed oo dhashay laba Carruur ah oo Mataano ah kuwaas oo ay ugu Magac dartay Magacyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee ah Farmaajo & Kheyre. Istar Cabdi Maxamed ayaa Carruurtaas Muqdisho ku dhashay 12-kii Bishii November Sanadkii tegay ee 2017. Muuqaal ay soo dhigtay Barta ay ku leedahay facebook,iyada […]




SOURCE: Daawo:-Hooyo Soomaaliyeed oo dalbatay in la Caawiyo Farmaajo iyo Kheyre

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.