Daawo:-Hooyo Xaliimo”Curadkeyga aniga oo lugeynaayo aan wadada ku dhalay nafaqa darro ayuu iiga geeriyooday”

0
74

Xaliimo Axmed Maye waxa ay ka mid tahay tiro dad ah oo kasoo barakacay,kuwaas oo kasoo barakacay tuulooyin hoostaga degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose,kadib markii ay saameysay abaar halkaasi ka dhalatay. Waxa ay Hooyo Xaliimo Axmed Maye soo aaday dhinaca Magalada Muqdisho,hayeeshee intii ay wadada kusoo jirtay ayay u mushay,waxaana ay ugu dambeyn soo […]




SOURCE: Daawo:-Hooyo Xaliimo”Curadkeyga aniga oo lugeynaayo aan wadada ku dhalay nafaqa darro ayuu iiga geeriyooday”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.