DAAWO:-Kaamiro ogaanaysa Farxada qofka iyo Murugada oo la soo saaray

0
310

Qalabka wajiga lagu aqoonsan karo ayaa aad usoo kordhaya, waxaana sare u kacaya isticmaalka kala duwan ee qalabkan, waxaana hadda lasoo saaray kaamirooyin garan kara in uu qofka faraxsanyahay iyo in uu yahay qof murugsan oo halis kasoo fool leedahay. Balse waxaa jira walwal durba laga qabo in ay wax u dhinto xogta shaqsiga ah […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DAAWO:-Kaamiro ogaanaysa Farxada qofka iyo Murugada oo la soo saaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.