Daawo:-Maxaa ka jira in Siyaasi Salaad Cali Jeelle lacag ka qaato Madaxtooyada si uu u taageero DFS?

0
399

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo Wareysi siiyey Dalsan Tv ayaa waxa uu ka hadlay taageerada uu siiyo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo waxa xilliagan keenay maadaama dowladdii uu hoggaaminayey Madaxweyne Xasan Sheekh uu Mucaarad ku ahaa. Siyaasiga ayaa shaaciyey in dowladda Hadda jirta uu ku taageeray dhowr qodob oo uu sheegay in ay sababtay in laga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Daawo:-Maxaa ka jira in Siyaasi Salaad Cali Jeelle lacag ka qaato Madaxtooyada si uu u taageero DFS?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.