Daawo:-Mucaaradnimadeyda ayaa Shaqada looga joojiyay Shirkada Bilicsan”C/wali Garyare

0
87

=Shalay Guddoomiyaha gobolka Banaadir waxa uu Shaqadii ka joojiyey shirkadda Bilicsan oo Muqdisho ka sameyneysay Goobaha busteejooyinka ee Gaadiidka lagu sugo iyo goobo kale. Siyaasi Cabduweli Ibraahim Garyare waxa uu ka mid yahay milkiilayaasha shirkadaas,ayaa sheegay in isagu uu ka mid yahay mucaaradka dowladda sababtaasna Shaqada looga joojiyey Shirkadda Bilicsan. Mucaaradnimadeyda ayaa shaqada looga joojiyay […]




SOURCE: Daawo:-Mucaaradnimadeyda ayaa Shaqada looga joojiyay Shirkada Bilicsan”C/wali Garyare

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.