Xiddiga garabka uga ciyaara Portugal ee Ricardo Quaresma ayaa dhaliyay goolka ugu quruxda badan koobka adduunka kadib si cajiib ah oo uu u dhaliyay. Xiddigan khabiirka ah ayaa goolka 1-aad u dhaliyay xulka qarankiisa Portugal […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Daawo: Ricardo Quaresma Oo Dhaliyay Goolka Ugu Qurux Badan Koobka Adduunka ilaa Haatan