Daawo: Saameynta Barahada Bulshada Ee Siyaasiyiinta Soomaaliyeed

0
52

Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta dalka ee mararka qaar hadallada adag isku weydaarsada baraha Bulshada.
Waxa ay sheegeen qaarkood iney aad u niyad jabaan markii ay arkaan dadkii mas’uuliyiinta ahaa oo hadallo aan wanaagsaneyn isku weydaarsanaya baraha Bulshada.
Shacabka ayaa sheegaya in siyaasiyiinta looga baahnaa iney dalka u adeegaan bedalkii ay ku mashquuli lahaayeen baraha bulshada.
Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News




SOURCE: Daawo: Saameynta Barahada Bulshada Ee Siyaasiyiinta Soomaaliyeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.