Daawo:-Sababtii keentay in loo yeero howlwadeennada safaaradda Soomaaliya ee Khartuum

0
311

Waa Muuqaal kooban oo ka turjumaya sababtii keentay in dowladda Soomaaliya ay u yeerto Diblumaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Sudan. Waraxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ay ka dambeysay arrinatas cabasho ka timid Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalkaasi Suudaan. Hoos Ka Daawo Muuqaalka.  




READ MORE FROM THE SOURCE: Daawo:-Sababtii keentay in loo yeero howlwadeennada safaaradda Soomaaliya ee Khartuum

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.