Daawo Sawirada Duufaantii ku dhufatay Gobol ka tirsan Mareykanka

0
78

Duufaanta Hurricane ayaa jimcihii ka soo caga dhigatay waqooyiga Carolina waxa ayna ku dhufatay guud ahaan dhulka xeebaha ah ee ku yaalla bariga Mareykanka. Waxaa la soo sheegayaa in duufaantan ay ku dhinteen 5 qof islamarkana kumannaan qof ay ku barakaceen oo ay ku nool yihiin hoy kumeelgaar ah. Waxaa digniino daadgurayn ah loo jeediyay […]




SOURCE: Daawo Sawirada Duufaantii ku dhufatay Gobol ka tirsan Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.