Daawo Sawirada qarixii uu ku dhaawacmay guddomiyaha Gobolka Shabellaha hoose

0
103

Duhurnimadii Maanta ayay aheyd markii qarax lagula eegtay agagaarka deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho Gaadiid ay la socdeen guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo masuuliyiin kale. Qaraxaan ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso,waxa uuna qabsaday mid ka mid ah Gawaarida Wafdiga oo noocisu ahaa Gaariga loo yaqaano Qooqanta. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo guddoomiyaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Daawo Sawirada qarixii uu ku dhaawacmay guddomiyaha Gobolka Shabellaha hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.