Daawo sida Madaxweynaha Koonfur Galbeed loogu soo dhaweeyay Baraawe

0
55

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane. C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiiro, Xildhibaano iyo sayaasiyiin kale oo goordhow gaaray Magaalada Baraawe ee caasimada Dowladda KGS ayaa soo dhoweyn diirran kadib booqasho ku tagay dhismaha Airport-ka cusub ee Baraawe. Muhiimada safarka Madaxweynaha ayaa ah in uu indha indheeyo xaalada […]




SOURCE: Daawo sida Madaxweynaha Koonfur Galbeed loogu soo dhaweeyay Baraawe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.