Xarunta Talo soojeedinta Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay saameynta Xernaashaha Wadooyinka Muqdisho,iyo qorshaha xukuumadda ee sugida amniga,warqad furan oo ay xaruntaas la wadaagtay Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu qeexay saameynta dhaqaale ee ka dhalatay wadooyinka xeran Masuuliyiinta Xarunta talo soojeodinta Soomaaliyeed oo Suxufiyiinta lahadlay ayaa soo bandhigay aragtidooda ku aadan sida amniga […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Daawo:-Xarunta Talo soojeedinta Somaliyeed oo Dowladda u dirtay baaq ku saabsan jidadka xiran