GERMANY (SOMALI INFO) Abdi Ali Ba'alwan (Cabdi Cali Bacalwaan) , a well-known Somali musician, died last wednesday night in Germany after a long illness.
The singer, who has been in critical condition for the past couple of weeks, was being treated at a hospital in Mainz, Germany. He has not yet revealed the cause of his death.
The Somali government has extended its condolences to the late musician's family and relatives, saying that he played a very important role in the art of music in the region.
Ba'alwan was...
Asc walal ugu horeyn magacyga wad qadar cisman ahmed kuna nool dalka turkiga runti waxan donayi inad igala talisan lamahayga iyo aniga waan kala fognahay ayadana waxey ku noshahay amerika aniga turkiga runtii inta badan wan ka taliya farxadeda sidas ay tahay ayadana waxey iga xanaqda waqtiga ayaga ah iyo kan anaga xagena oo aad ukala fog sacad ahan marka habenkii xili danbe markey i tahay ayan waca su an waqti ula qata ayadana wXay idhahdaa jifo anigana waxan donaya inan faexad siiiya markan dhaha wax yar ishekey waxey idhahdaa bbe wa xili danbo mar kale an iamaqlena marka aiden wax yela hadan ka didanab wey iga xanaqeysa anigana hadalkeda ayan dugashadaa marka.ila tali walal jawbna wan kansugaya walaalo