Dabeylo dad ku dilay dalka Mareykanka

0
314

Talaado, April, 16, 2019 (HOL)–Ugu yaraan siddeed ruux ayaa dhimatay kuwo kale oo badanna way dhaawacmeen ka dib markii ay dabayl xoog badan iyo roobab mahiigaanno ah ku dhufteen dhawr gobol oo koonfurta Maraykanka ku yaalla.




SOURCE: Dabeylo dad ku dilay dalka Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.