Dowladda Qadar ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta u gudbisay Maxkamadda ICJ ee Magaalada Hague, iyada oo dacwada u dhaxeyas labada dhinac ay bilaabatay. Dowlada Qatar waxa ay Imaaraadka ku eedeysay xadgudub dhinaca xuquuqda aadanaha ah iyo Takoor gaar ah oo ay ku sameysay muwaaddiniinta Dalka Qadar eek o nool Imaaraadka Carabta. Qatar […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dacwad u dhaxeysa Imaaraadka iyo Qatar oo ka billaabatay Maxkamada ICJ