Dad ay Soomaali ku jiraan oo lagu Maxkamadeynayo dalka Mosaambiik

0
399

189 Qof oo looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Kooxo Islaamiyiin mayalka adag ayay Maxkamad ugu billaabaneysaa Maalinta Arbacada Dalka Musambiik, sida ay daabacday Wakaaladda Wararka ee AFP. Maxkamadda ayaa ugu billaabaneysa eedeysanayaashan Khaymad ku taalla Xabsigii ay ku jireen dhexdiisa, iyadoo xubnahani lagu soo eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarro ka dhan ah Ciidanka […]




SOURCE: Dad ay Soomaali ku jiraan oo lagu Maxkamadeynayo dalka Mosaambiik

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.