Dad ka Ganacsanayay Hilib Ey iyo Diin Diin oo Gacanta lagu dhigay

0
50

Booliska dowladda Kenya ayaa  howlgal ay sameeyeen waxa ay Gacanta ku dhigeen Saddex Ruux oo Ajaanib ah kuwaas oo ka Ganacsanayay Hilibka Xayawaanka sida,Fool Maroodi,Hilib Ey, geeska wiyisha iyo Diin diin Nool. Howlgalka ayaa Ciidamada waxa ay ka fuliyeen Xaaafada Kilimani ee Magalada Nairobi dalka Kenya,waxaana howlgalkaas ay kusoo qabteen Saddex Nin oo u dhalatay […]




SOURCE: Dad ka Ganacsanayay Hilib Ey iyo Diin Diin oo Gacanta lagu dhigay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.