Dad ka soo laabtay Aaska dadkii ku dhintay qarxii shalay oo la rasaaseeyay

0
346

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rasaas lagu furay Gaari ay la socdeen dad soo duugay Meydadka qaar kamid ah dadkii ku geeriyooday Qaraxyadi lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Dad Goobjoogayaal ah Dalsan u sheegay in Wadada loo galay Gaari ay saarnaayeen dad ka  soo laabtay Aaska dad ku geeriyooday Qaraxii shalay,waxaana ka […]




SOURCE: Dad ka soo laabtay Aaska dadkii ku dhintay qarxii shalay oo la rasaaseeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.