Dad ku dhaawacmay madaafiic ku soo dhacday qeybo ka mid ah Muqdisho

0
59

Khamiis, August, 30, 2018 (HOL)–Goobjogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in madaafiic loo maleynayo in laga soo tuuray qoriga hoobiyaha maanta ku soo dhaceen qeybo ka mid ah degmada Warta-Nabada Ex Wardhiigley ee gobolka Banaadir.




SOURCE: Dad ku dhaawacmay madaafiic ku soo dhacday qeybo ka mid ah Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.