Dad ku dhintay diyaarad ku dhacday dalka Kazakhstan

0
25

Jimco, December, 27, 2019 (HOL)-Diyaarad ay saarnaayeen in ka badan 90 qof ayaa waxyar un kadib markii ay kacday ku dhacday dalka Kazakhstan, ayada oo ay ku dhinteen 12 qof, halka in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta.




SOURCE: Dad ku dhintay diyaarad ku dhacday dalka Kazakhstan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.