Dad ku geeriyooday dagaal ka dhacay Gobolka Mudug

0
52

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya israsaaseyn dabley hubeysan Gelinkii dambe ee Maanta ku dhexmartay deegaanka Galhoog oo ah deegaan xeebeed ka tirsan Gobolka Mudug ee dhinaca Galmudug. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in sababta ay isku-rasaaseeyeen ay tahay kala shaki soo kala dhex gashay,waxana is-rasaaseyntaas ku geriyooday hal ruux halka mid kale uu […]




SOURCE: Dad ku geeriyooday dagaal ka dhacay Gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.