Jimco,, June, 29, 2018 (HOL)-Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa ayaa sheegay in dad ka badan 80 qof oo laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ay maanta yimaadeen garoonka diyaaradaha eee Aadan Cadde.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dad laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka oo soo gaaray Muqdisho