Dad lagu dilay Gobolka Sool iyo Xiisad ka dhalatay

0
375

Dilka dadka oo gaaraya laba ruux iyo dhaawaca laba kale  ayaa la sheegay inuu daba socdo dagaal dad badani ku dhinteen oo Saacadihii la soo dhaafay  ku dhex maray laba beelood oo wada dega deegaanada Dhumay iyo Dharkeyn-geenyo oo ku yaalla koonfur galbeed ee magaalada laascaanood . Gudoomiyaha gobolka sool, Cabdirashiid Xuseen Cabdulle, ayaa sheegay […]




SOURCE: Dad lagu dilay Gobolka Sool iyo Xiisad ka dhalatay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.