Laamaha mniga Soomaaliya ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in ilaa laba ruux loo qabtay qaraxyadii is xigay ee xalay ka dhacay agagaarka isgoyska dabka ee Magalada Muqdisho. Afhayeenka Booliska Muqdisho Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in laamaha amniga ay weli wadaan baaritaano,isla markaana labada ruux ee loo qabtay ay yihiin […]
SOURCE: Dad loo xiray qaraxyadii ka dhacay Magalada Muqdisho