Dad qaba dhaawacyo culus oo loo qaaday dalka Turkiga

0
69

Axad, December, 29, 2019 (HOL)-Diyaarad nooca militariga ah ayaa goor dhaw ka duushay magaalada Muqdisho taa lagu qaaday ku dhawaad 15 ruux oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Ex Koontarool Afgooye




SOURCE: Dad qaba dhaawacyo culus oo loo qaaday dalka Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.